Diyaaradii ay la socdeen xulka Sacuudiga oo Dab qabasaday xili ay hawada ku jirtay (Daawo Sawirada)

Diyaarad ay la socdeen Ciyaartoyda xulka Qaranka Sacuudiga ku matalaya koobka aduunka ee ka socda dalka Ruushka ayaa dab qabsaday xili ay Diyaarada hawada ku jirtay, waxaana halis gashay nolosha ciyaartoydaasi. Mid kamid ah Matoorada diyaaradan oo nooceedu ahaa Russian Airlines Airbus A319-100 ayaa dab qabsaday xili ay diyaarada ku dhaweyd garoonka diyaaradaha magaalada Rostov ee … Continue reading Diyaaradii ay la socdeen xulka Sacuudiga oo Dab qabasaday xili ay hawada ku jirtay (Daawo Sawirada)